Diyaarad sidda maxaabiis dagaal oo laga soo qabtay Somaliland ayaa saakay ka duushay garoonka Garowe, iyadoo ku socota Hargeysa. Maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa ku heshiiyey inay isweydaarsadaan maxaabiista dagaalka ka dib wadahadallo hoose. Puntland ayaa sii deysay 15 maxbuus, kuwaasoo ku farxay xorriyaddooda waxaana la siiyay suudad cusub. #Garowe #Hargeysa #Somaliland #Puntland #Laascaanood #Sool
Diyaarad sidda maxaabiis dagaal oo laga soo qabtay Somaliland ayaa saakay ka duushay garoonka Garowe, iyadoo ku socota Hargeysa.
April 30, 2025
0
Tags
Share to other apps