Guddiga Warfaafinta Xildhibaanada Golaha Shacabka

Dalnews
0

Guddiga Warfaafinta Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay "xadgudubkii" ay ilaalada golaha shacabka maanta kula kaceen wariyeyaasha madaxa-bannaan. Waxay sheegeen in Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu amray in saxaafadda aan loo oggolaan inay wax duubtaan si looga hortago in xildhibaanada careysan ay la hadlaan warbaahinta. Guddiga ayaa si gaar ah u tilmaamay Guddoomiyaha Golaha Shacabka inuu bixiyay amarka lagu caburinayo warbaahinta. #SheekhAadanMadoobe #Muqdisho #Soomaaliya

Post a Comment

0 Comments
Post a Comment (0)

#buttons=(Ok, Go it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Ok, Go it!
To Top