Musharixiinta mucaaradka ah Shariif Sheekh Axmed,

Dalnews
0

Musharixiinta mucaaradka ah Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre, iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa warsaxaafadeed wadajir ah ka soo saaray gacan-ka-hadalkii ka dhacay kulankii golaha shacabka maanta. Waxay ku eedeeyeen wasiirrada dowladda inay gacan qaadeen xildhibaano loo diiday inay fikradooda dhiibtaan, waxayna ku tilmaameen falkaas cabsi gelin. Sidoo kale, ciidamada booliska baarlamaanka ayaa lagu eedeeyay inay jirdileen wariyaashii tagay kulanka, kuwaasoo loo diiday inay wax duubtaan. #ShariifSheekhAxmed #XasanCaliKhayre #CabdiraxmaanCabdishakuurWarsame #Muqdisho #Soomaaliya

Post a Comment

0 Comments
Post a Comment (0)

#buttons=(Ok, Go it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Ok, Go it!
To Top