Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo lagu waday in beri ka furmo Muqdisho ayaa dib u dhacay. Shirkan waxaa dib loo dhigay ilaa 5-ta Maajo, oo ku beegan Isniinta soo socota, kadib wadatashi ay yeesheen madaxda Qaranka. Lama shaacin sababta rasmiga ah ee dib u dhigista. #Muqdisho #Soomaaliya
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka
```
```
WARKA MAANTA
Privacy Policy
|
Contact
|
Terms
|
About Us
|
Disclaimer
|
Privacy Policy
|
Contact
|
Terms
|
About Us
|
Disclaimer
|
© 2026 Dalnews. All rights reserved.