Wasiirka Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS, Mudane Axmed Shugri Cabdi, iyo hawlwadeeno ayaa kormeerey mashaariicda horumarineed iyo adeegyada maamulka magaalada Qabridahar. Hoggaanka magaalada Qabridahar ayaa soo jeediyay warbixin ku saabsan waxqabadkii 9-kii bilood ee la soo dhaafay. #AxmedShugriCabdi #Qabridahar #DDS #Ethiopia
Wasiirka Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha
© 2026 Dalnews. All rights reserved.