Iyadoo dagaalka sharcigu uu socdo natiijada Kilmar Abrego García, Madaxweyne Donald Trump ayaa si isdaba joog ah u soo xiganayay sawirada tattooga ee ku yaal faraha ninkan si qalad ah dalka looga tarxiilay, isagoo cadeyn u ah inuu ka tirsan yahay kooxda MS-13, isla markaana aan laga soo celin El Salvador. #KilmarAbregoGarcía #DonaldTrump #ElSalvador #USA