Julen Lopetegui ayaa ku soo laabtay shaqadii! Tababaraha u dhashay Spain ee Julian Lopetegui, oo ka tagay West Ham United dhowr bilood ka hor, ayaa ku soo laabtay shaqadii. Tababare Julian Lopetegui ayaa loo magacaabay tababaraha xulka qaranka Qatar. Tababaraha xulka qaranka Spain ee hore, Julian Lopetegui, ayaa ku soo laabtay shaqada xulka qaranka sagaal sano ka dib. #JulenLopetegui #Qatar #Spain