Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiirkii hore, Jibriil Cabdirashiid. Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa mas'uuliyiin kala duwan waxaana lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga. Saalax Axmed Jaamac wuxuu bogaadiyay Wasiirka Cusub, isagoo u rajeeyay in Alle u fududeeyo xilka. #SaalaxAxmedJaamac #AxmedMacallinFiqi #JibriilCabdirashiid #Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya,
May 01, 2025
0
Tags
Share to other apps