Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble

Dalnews
0








Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa warsaxaafadeed ka hadlay xiisadda ka taagan baarlamaanka, isaga oo caqli celiyay guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe. Rooble wuxuu sheegay in wax laga xumaado ay tahay fowdada ka socota baarlamaanka. Wuxuu cambaareeyay hadalladii shalay kasoo yeeray guddoomiyaha Golaha Shacabka, wuxuuna ugu baaqay inuu ka laabto waddada uu ku socdo, uuna ilaaliyo sharuucda dalka. Waxaa kale oo uu si adag u cambaareeyay gacan qaadkii shalay loo gaystay qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka. #MaxamedXuseenRooble #SheekhAadanMadoobe #Muqdisho #Soomaaliya







Post a Comment

0 Comments
Post a Comment (0)

#buttons=(Ok, Go it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Ok, Go it!
To Top