Sawiro ayaa muujinaya kaalinta Turkiga ee wasaaradda difaaca Soomaaliya. Si ka duwan wadamada kale ee taageera Soomaaliya, safiirka iyo saraakiisha ciidanka Turkiga ayaa ka qeyb galay safka hore ee munaasabada xilwareejinta Wasiir Fiqi. Wasiir Fiqi ayaa balanqaaday hufnaan, wadashaqayn iyo baahi tirka ciidanka, waxaana laga filayaa inuu ciidanka uga faa'iideeyo wadamada diyaar u ah inay taageeraan Soomaaliya. #Turkiga #Soomaaliya #Fiqi
Sawiro ayaa muujinaya kaalinta Turkiga ee wasaaradda difaaca Soomaaliya
|
π Turjumaya...
⚠️ Turjumaadda Soomaaliga hadda lama heli karo. Fadlan mar kale isku day.
```
```
WARKA MAANTA
Privacy Policy
|
Contact
|
Terms
|
About Us
|
Disclaimer
|
Privacy Policy
|
Contact
|
Terms
|
About Us
|
Disclaimer
|
© 2026 Dalnews. All rights reserved.