Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya

Dalnews
0

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Mohamed Adan, ayaa ka qaybgalay shirweynaha Hal-abuurnimada Afrika, isagoo ka warbixiyay horumarka dowladda Federaalka ka gaartay dhanka shaqaalaha iyo shaqo abuurka. Wasiir Yuusuf ayaa xusay ansixinta Xeerka Shaqaalaha iyo dhismaha Xarunta Qaranka ee Shaqo Abuurka, taasoo bixisa xirfado iyo tababaro kor u qaadaya aqoonta dhalinyarada. Waxa kale uu xusay in wasaaraddu ay dhawaan daahfurtay nidaam casri ah oo isku xiraya shaqo-doonka iyo loo shaqeeyaha. #YusufMohamedAdan #Soomaaliya
Tags

Post a Comment

0 Comments
Post a Comment (0)

#buttons=(Ok, Go it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Ok, Go it!
To Top