Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa xalay lagu toogtay

Dalnews
0

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa xalay lagu toogtay magaalada Nairobi. Xildhibaan Charles Ong'ondo ayaa lagu dilay bartamaha magaalada isagoo saarnaa gaarigiisa, waxaana weeraray laba nin oo hubeysan, kadibna ku baxsaday mooto. Laamaha ammaanka Kenya ayaa sheegay in labada nin ay eryadeen xildhibaanka, iyaga oo rasaas ku furay taas oo keentay inuu meesha ku geeriyoodo. Darawalkii xildhibaanka ayaa ka badbaaday toogashada. #CharlesOng'ondo #Nairobi #Kenya

Post a Comment

0 Comments
Post a Comment (0)

#buttons=(Ok, Go it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Ok, Go it!
To Top