Faahfaahinta Warka
aykanka kaas oo qaaday laba sano oo gorgortan ah. Rob Geist Pinfold oo macalin ka ah jaamacadda King College London ayaa sheegay in labada dhinacba ay dareemayaan in ay haystaan gacan sare, taasoo keentay is taagan, iyadoo natiijadu ay tahay mid cabsi leh oo ah nabadna ma jirto dagaalna ma jiro. Ugu dambeyn, waxaa jira warbixinno sheegaya in xabbad-joojinta iyo xannibaadda marinka Hormuuz ay sii jiri doonaan muddada aan la gaarin heshiis, iyadoo dhaqaalaha Maraykanku uu cadaadis saarayo maamulka Trump inuu qaado tillaabooyin cusub. Khubaro ayaa odhan waxaa laga yaabaa in joogitaanka qaar ka mid ah maraakiibta dagaalka ee Maraykanka ee ku soo dhowaaday soohdinta Iiraan uu calaamad u yahay diyaar garowga dagaal, haddii gorgortanka uu sii fashilmo. DALNEWS