Faahfaahinta Warka

caalamiga ah. Dhanka kale, Taiwan waxay sheegtay in aysan ka gaabsan doonin in ay sii wato iskaashiga difaaca ay la leedahay dalalka reer galbeedka, iyadoo ay uga hortagayso cadaadiska Shiinaha. Ugu dambeyn, ururada ganacsiga caalamiga ah waxay ka walaacsan yihiin in cunaqabateyntan ay horseedi karto burburka silsiladaha sahayda, taasoo saameyn doonta qiimaha alaabta adduunka oo dhan. DALNEWS

Keywords: somali news, Wararka Soomaaliya, Breaking news Somalia