Faahfaahinta Warka

Heshiisku wuxuu dhaqan galayaa muddo shan sano ah, waxaana jira qodob u ogolaanaya in si toos ah loogu kordhiyo markay wada ogolaadaan labada dhinac. Waxay khuseysaa inta lagu jiro nabadda iyo dagaalkaba. Waxaad ka heli kartaa sawirka heshiiskan iyo dhacdada lagu saxeexayay link-gan hoose. DALNEWS

Keywords: somali news, Wararka Soomaaliya, Breaking news Somalia