Faahfaahinta Warka
n beddelaad siyaasadeed oo la taaban karo, Lubnaan waxa ay qarxi doontaa khilaaf cusub oo aad uga sii xun. Warar dambe ayaa sheegaya in qaar ka mid ah golahii wasiirada ee Lubnaan ay iska diideen safarkii Washington, iyagoo ku dooday in aan la gaarin heshiis dhexdhexaadin oo dhammaan qaybaha ay jecel yihiin. Ilaa hadda, Israa’iil waxay sii waddaa duulista dhulka Lubnaan, iyadoo dowladda Maraykanka ay ballan qaaday $1 bilyan oo caawimaad ciidan oo loogu talagalay ciidanka Lubnaan, laakiin sida ay sheegeen ilo wareedyo, lacagta weli lama sii dayn sababtoo ah xiisadda ka jirta kongeriska. DALNEWS
Keywords: somali news, Wararka Soomaaliya, Breaking news Somalia