Faahfaahinta Warka
Task: Rewrite the provided text in a professional Somali news reporting style. Dont miss any letters of the words. Requirements: - Use clear, formal, and natural Somali language suitable for news publication. - Expand the content where necessary to improve clarity, context, and completeness. - Include relevant and updated information when appropriate. - Do NOT use any English words in the final output. - Remove all links, usernames, titles, brackets, and hashtags from the main text. - Do not mix links within the main content or footer. Formatting Rules: - The main news content must appear first. - Leave exactly one blank line after the main content. - Then add the footer in the format: LABEL: (Somali / World News / Sports / Tech / Entertainment) - Leave exactly one blank line after the footer. - Place the final image link ONLY on its own separate line. - Do NOT modify the image link. Label Selection Rules: - Content related to Somalia or Somali regions → Somali - Sports-related content → Sports - Technology-related content → Tech - Entertainment-related content → Entertainment - All other international topics → World News Limits: - Maximum 2500 characters (excluding spaces and line breaks) - Output must be clean, publication-ready, and contain ONLY the final result - Do NOT include explanations, notes, or extra commentary. Abu Dhabi (Caasimada Online) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta ku dhawaaqday inay isaga baxayso dalladaha ay ku midaysan yihiin dalalka dhoofiya shidaalka ee OPEC iyo OPEC+, si ay diiradda u saarto wax ay ugu yeertay danteeda qaran, taasi oo ruxday suuqyada caalamka, xilli qiimaha tamartu uu cirka isku shareeray colaadda ka socota Bariga Dhexe darteed. Wakaaladda wararka Imaaraadka ee WAM ayaa baahisay in dalkan—oo ka mid ah kuwa ugu weyn ee soo saara shidaalka adduunka, horayna uga cawday qoondada wax-soo-saarka ururka lagu xaddido—uu si rasmi ah uga bixi doono dalladda maalinta Jimcaha. Imaaraadka ayaa xubin ka ahaa OPEC tan iyo 1967-dii, iyadoo markaas uu wakiil ka ahaa maamulka Abu Dhabi, afar sano kahor intii uusan dalku xornimada ka qaadan maxmiyaddii Ingiriiska. Dalkii ugu dambeeyay ee isaga baxa dalladdan wuxuu ahaa Angola sanadkii 2024-kii. Bayaan ka soo baxay dowladda ayaa lagu yiri: “Go’aankani wuxuu ka turjumayaa aragtida fog ee istaraatiijiyadeed iyo midda dhaqaale ee Imaaraadka.” Waxaa kaloo lagu xusay in xilligii ay ka tirsanaayeen ururka ay sameeyeen tanaasul weyn oo dan u ahaa dhammaan waddamada xubnaha ka ah, balse hadda ay la gaaray waqtigii ay xoogga saari lahaayeen danta gaarka ah ee qarankooda. Tallaabadan oo ku soo beegmaysa xilligii ugu adkaa ee suuqyada shidaalka soo mara tan iyo todobaatameeyadii, ayaa la filayaa inay wiiqdo awoodda ururka OPEC, kaas oo ay awood ballaaran ku leedahay dowladda Sacuudi Carabiya oo ay deris iyo ood-wadaag yihiin Imaaraadka. Falanqeeyayaasha ayaa aaminsan in arrintani ay qalqal horleh gelin doonto suuqyada shidaalka caalamka. Xilligan la joogo, dhoofinta shidaalka Khaliijka ayaa waxaa curyaamiyay go’doominta ay Iiraan saartay Marinka Hormuz, kaas oo dhaca agagaarka Imaaraadka, caadi ahaanna qaada shan-meelood meel ka mid ah shidaalka adduunka laga isticmaalo. Imaaraadka oo si weyn ula daalaa-dhacaya weerarada kaga imaanaya Iiraan, ayaa sidoo kale ... (Follow telegram exceed limit text dont split but shrink full text and the link, only one full text with link):