Faahfaahinta Warka

Xaatam Al Anbiyaa waa xarunta dhexe ee ciidamada Iiraan ee IRGC, waxaana magacan loola jeedaa shaabadda nebiyada sida uu qabo islaamka, maadaama uu eraygu ka kooban yahay Xaatam oo macneheedu yahay shaabad, iyo Al Anbiyaa oo ah wadarta nebiyada. Afhayeenka ciidamada ayaa jeesjeesiyay madaxweynaha Maraykanka, waxaana ku celceliyay qaabka uu madaxweynuhu u adeegsadaa weedha Waad shaqada wayday si uu wax uga sheego maamulka. Ereyga Xaatam Al Anbiyaa waxaa asal ahaan quraanka kariimka ah looga hadlay xagga Nabiga Maxamed, kaas oo lagu tilmaamo inuu yahay kii ugu danbeeyay ee loo soo diro dadka. Sawirka la xidhiidha qoraalkan, waxaad ka daalacan kartaa link-gan hoose. DALNEWS

Keywords: somali news, Wararka Soomaaliya, Breaking news Somalia